-
Xukuumadda Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay’adood + Magacyadooda Iyo Sababta
July 5, 2018(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland waxay ruqsaddii kala noqotay Lix urur oo kamid ah ururrada aan dawliga ahayn ee...
-
“Jidh-Dil Ayaa Ka Dhaca Jeel Ogaadeeniya” Hay’adda Human Rights Watch
July 5, 2018(SLT-Jig-jiga)-Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa faafaahin ka bixinaysa sida ciidamada Ammaanka Itoobiya ay jirdilka...
-
Dibadbaxyo Lagaga Soo Hor-jeedo Sharci Cusub Ka Socda Dalka Poland
July 5, 2018(SLT-Warsaw)-Dibadbaxyo lagaga soo horjeedo sharci cusub oo keenaya in 3 meeloow hal meel garsoorasyaasha Maxkamadda Sare...
-
HINDIYA: Hal Qoys Oo Ka Kooban 11 Qof Ah Oo Dhammaantood Is Daldalay
July 5, 2018(SLT-Hindiya)-Qoys 11 qof ka kooban oo ku noolaa dalka Hindiya ayaa meydkooda la heley, iyaga oo...
-
Wiil Uu Dhalay Hoggaamiyaha Daacish Oo Lagu Dilay Dalka Suuriya
July 5, 2018(SLT-Suuriya)-Wiil uu dhalay Hoggaamiyaha Daacish oo lagu magacaabo Xudeyfa Al-Badri ayaa lagu dilay howl gal ismiidaamin...
-
Qalbi Dhagax Oo Xalay Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Nairobi
July 5, 2018(SLT-Nairobi)-Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa xalay fiidkii gaartay diyaarad sidday C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax, ...
-
DAAWO: “Maxamuud Xaashi Isaga Ayaa Saxeexay Heshiishka Hawada…..” Soomaaliya Oo Shaacisay In Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Wareejiyay Maamulka Hawada Somaliland
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka hawada ayaa sheegay in Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi u saxeexay heshiis...
-
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacaya Dalka Imaaraadka Carabta, War Cusub Ka Soo Saartey Shidaal Baadhistii
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Somaliland Jaamac Xaaji Maxamuud ayaa faah-faahiyay Shir-weyne Maalgashi oo 23-ka Bishan Ka...
-
“Shirkii Garxajis Waxa Labadda Beelood Ee Habar-jeclo Iyo Habar Awal Looga Mamnuucay Ammaankooda Ayaanu….” Xildhibaan Wali Xaawo
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Wali Axmed Xaawo oo ka mid Golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay shirkii beelaha Garxajis iyo...
-
DAAWO: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Farmaajo Iyo Xaalka Maxaabiis Ay Somaliland Ka Qabsatay Maamulka Puntland
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu soo dhaweeyay hadalkii kasoo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...