Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay’adood + Magacyadooda Iyo Sababta

focus

Xukuumadda Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay’adood + Magacyadooda Iyo Sababta

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland waxay ruqsaddii kala noqotay Lix urur oo kamid ah ururrada aan dawliga ahayn ee ka hawl-gala Somaliland.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in ururradan ay baalmareen nidaamka sharci ee u yaalla ururrada samofalka.

Wasaaraddu tafaasiil kama bixin khaladaadka shaqo ee hay’adahani sameeyeen.

Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay'adood

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top