Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Farmaajo Iyo Xaalka Maxaabiis Ay Somaliland Ka Qabsatay Maamulka Puntland

focus

DAAWO: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Farmaajo Iyo Xaalka Maxaabiis Ay Somaliland Ka Qabsatay Maamulka Puntland

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu soo dhaweeyay hadalkii kasoo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasi oo ahaa in xabbad joojin laga sameeyo colaadda deegaanka Tukaraq.

Madaxweyne Biixi oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday hay’adda laanqayrta cas ee caalamiga ah (ICRC) ayaa waxaa kale oo uu sheegay in maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq ay ehelladooda u ogolaadeen inay soo booqdaan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top