All posts tagged "featured"
-
focus
Nuxurka maqaal uu madaxwayne Cirro ku qoray Wargeyska caanka ah ee The Wall Street
January 15, 2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maqaal ku daabacay Wargeyska caanka ah ee The...
-
focus
Shirkadda DP World oo ka hadashay hawlaheeda shaqo ee Dekedda Berbera iyo hadallada ka soo yeedhay Soomaaliya.
January 13, 2026Shirkadda DP World ee Dubai laga leeyahay ayaa xaqiijisay in hawlaheeda ku saabsan Dekedda Berbera ee...
-
focus
“Somaliland waa xaqiiqo jirta, Israel xaq ayey u leedahay in ay aqoonsato oo iskaashi la yeelato..” La-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka
January 13, 2026La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump u qaabilsan Arrimaha Carabta iyo Afrika, Massad Boulos, ayaa...
-
focus
Soomaaliya oo xidhiidhka u jartay dawladda Imaaraadka Carabta
January 13, 2026Shir ay goordhaweyd yeesheen Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa la sheegay in dawladda Somalia ay ka baxday...
-
focus
Kenya oo dib u dhigtay heshiis ay la gashay Shiinaha ka dib markii cadaadis kaga yimid Maraykanka
January 12, 2026Dawladda Kenya ayaa go’aansatay in ay dib u dhigto fulinta heshiis ganacsi oo ay la gashay...
-
focus
Abiy Axmed oo maanta safar ku tegay dalka Jabuuti
January 11, 2026Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa safar shaqo maanta ku tegay dalka Jabuuti, waxaana qaabilay Madaxweynaha Jabuuti...
-
focus
Suuriya iyo Israa’iil oo heshiis wada-gaadhay
January 6, 2026Dawladaha Suuriya iyo Israa’iil oo wadahalo uu Maraykanku dhexdhexaadinayo ay uga socdeen magaalada Paris ee dalka...
-
focus
Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’iil oo booqasho rasmi ah ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland
January 6, 2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Wasiirka...
-
focus
Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Venesuela oo maanta la horgaynayo Maxkamad ku taalla magaalada New York
January 5, 2026Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Venesuela Nicolas Maduro iyo xaaskiisii ayaa mar dhawayd laga qaaday...
-
focus
Warsidaha caalamiga ah ee Jewish News Syndicate oo daabacay warbixin ballaadhan oo si qoto dheer u falanqaynaysa aqoonsigii Israa’iil siisay Somaliland
January 5, 2026Warsidaha caalamiga ah ee Jewish News Syndicate (JNS), ayaa daabacay warbixin ballaadhan oo si qoto dheer...


