Connect with us

somalilandtoday.com

Abiy Axmed oo maanta safar ku tegay dalka Jabuuti

focus

Abiy Axmed oo maanta safar ku tegay dalka Jabuuti

Abiy Axmed oo maanta safar ku tegay dalka Jabuuti

Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa safar shaqo maanta ku tegay dalka Jabuuti, waxaana qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Sidaana waxa mar dhawayd shaaciyey xafiiska Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya.

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xili ay Gobolka Geeska Afrika ka taagan tahay damaca Itoobiya ee Badda iyo xiisadaha ka dhashay aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ka heshay Israa’iil.

More in focus

To Top