Connect with us

somalilandtoday.com

Soomaaliya oo xidhiidhka u jartay dawladda Imaaraadka Carabta

focus

Soomaaliya oo xidhiidhka u jartay dawladda Imaaraadka Carabta

Soomaaliya oo xidhiidhka u jartay dawladda Imaaraadka Carabta

Shir ay goordhaweyd yeesheen Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa la sheegay in dawladda Somalia ay ka baxday dhammaan heshiisyadii ay kula jirtay dawladda Imaaraadka Carabta, kadib markii ay ku eedeeyeen waxay ugu yeedheen farogelin.

Soomaaliya ayaa u muuqata in ay ka cadhootay aqoonsiga Somaliland iyo xidhiidhka wanaagsan ee Somaliland kala dhaxeeya Imaaraadka carabta.

Warar kale ayaa sheegaya in dawladda Imaaraadku ay ka guurtay saldhiggii ay ku lahayd magaalada Boosaaso ee Puntland, balse ilaa hadda ma jiraan warar rasmi ah oo xaqiijinaya sababta.

More in focus

To Top