All posts tagged "featured"
-
focus
Holland oo dib u soo celisay alaab qadiimi ah oo laga xaday boqortooyadii hore ee Nigeria in ka badan 120 sanno ka hor
July 7, 2025Holland ayaa si rasmi ah dib ugu soo celisay 119 alaab qadiimi ah oo laga xaday...
-
focus
Elon Musk oo dhawaaqay inuu aasaasay xisbi cusub ka dib khilaafka isaga iyo Turmp
July 6, 2025Elon Musk ayaa sheegay inuu bilaabayo xisbi siyaasadeed oo cusub, toddobaadyo kaddib markii ay si xun...
-
focus
Trump oo sheegay in Israa’iil ay oggolaatay shuruudaha ku xidhan xabbad-joojin ka hirgasha Qasa
July 6, 2025Israa’iil ayaa oggolaatay “shuruudaha lagama maarmaanka ah” si loo dhammeeyo xabbad joojinta 60-ka maalmood ah ee...
-
focus
Ruushka oo aqoonsaday Maamulka Daalibaan ee dalka Afganistan
July 6, 2025Ruushka ayaa noqday waddankii ugu horreeyay ee aqoonsada xukuumadda Taliban ee Afgaanistaan tan iyo markii ay...
-
focus
IRAN oo ku hanjabtey inay khaarajin doonto Raysal Wasaaraha Israa’iil hadduu weerar dambe soo qaado.
July 6, 2025Taliyaha militariga Iiraan ayaa wacad ku maray in uu aargoosi curyaamin haddii ay Israa’iil markale isku...
-
focus
Xamaas oo kala tashanaysa kooxaha Falastiiniyiinta xabbad joojinta Gaza
July 6, 2025Kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa sheegtay inay kala tashanayso dhinacyo kala duwan oo falastiiniyiin ah hindisahii...
-
focus
Ciidamada Pakistan ayaa sheegay in ay dileen 30 dagaalyahan oo isku dayay in ay ka gudbaan xadka Afghanistan
July 6, 2025Islamabad ayaa Hindiya ku eedaysay inay taageerto kooxaha weerarada ka geysta Pakistan, arrintaas oo India ay...
-
focus
Somaliland Aqoonsigeeddu Wuxuu Dib-u-qeexayaa Doorka USA ee Geeska Afrika iyo Badda-cas
July 3, 2025“Aqoonsiga Somaliland ee dawladda maraykanku waa tallaabo siyaasadeed oo geesinnimo leh..” Warbaahinta National Interest Warbixin ay...
-
focus
Xiisad mar kale oo ka dhex-qaraxday Israa’iil iyo Xuutiyiinta
July 3, 2025Israa’iil ayaa ku hanjabtay inay jawaab siin doonto kooxda Alansaar ee Xuutiyiinta Yemen, kadib gantaal ay...
-
focus
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo wacad ku maray inuu burburin doonaan kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas
July 2, 2025Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wacad ku maray in ay gebi ahaanba burburin doonaan kooxda...