Connect with us

somalilandtoday.com

“Somaliland waa xaqiiqo jirta, Israel xaq ayey u leedahay in ay aqoonsato oo iskaashi la yeelato..” La-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka

focus

La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump u qaabilsan Arrimaha Carabta iyo Afrika, Massad Boulos, ayaa u sheegay Sky News Arabia in Somaliland tahay xaqiiqo siyaasadeed iyo dhuleed oo jirtay in ka badan 40 sano.

Massad Boulos waxa kale oo uu difaacay xaqa madaxbannaan ee Israa’iil u leedahay inay dhisto iskaashi ay la yeelato Somaliland, isagoo carrabka ku adkeeyay in arrintaasi ay xoojinayso sharciyadda Somaliland ee masraxa caalamiga ah.

La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump u qaabilsan Arrimaha Carabta iyo Afrika, Massad Boulos waxa xusay in dunidu Somaliland ula macaamisho sidii saaxiib madax-bannaan, maadaama ay durba tahay dal leh astaamahaas.

More in focus

To Top