All posts tagged "featured"
-
focus
Mareykanka Oo Diiday Tallo Soo Jeedin Uga Timid Dalka Iiraan
January 27, 2020(SLT-Washington)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Washington ay cunaqabateynta ka qaadi doonin dalka Iiraan....
-
focus
Kobe Bryant Xiddigii Kubadda Kolayga Oo Geeriyooday
January 27, 2020(SLT-Washington)-Kobe Bryant oo ahaa xidig dhanka kubadda kolayga ah oo u dhashay waddanka Maraykanka ayaa geeriyooday....
-
focus
Weerar Lagu Qaaday Safaarad Uu Leeyahay Mareykanku Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
January 27, 2020(SLT-Ciraaa)-Saddex madfac ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu weeraray dhismaha safaaradda Mareykanka ee Magaalada Baqdaad ee...
-
focus
Farmaajo Oo Maanta Ku Waajahan Dalka Eratariya
January 27, 2020(SLT-Muqdisho)-Maadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin...
-
focus
“Wasiirradu Waa In Ay Iscasilaan….” Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi
January 26, 2020(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga WADDANI Mudane Saleebaan Ducaale X Jaamac ayaa ka jawaabay hadalladii...
-
focus
Wasiirka Arrimaha Dibada JABUUTI Oo Soo Gaadhay Hargeysa
January 26, 2020(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, Halkan hoose ka...
-
focus
Mareykanka Oo Kenya Ku Wareejiyay Diyaarado Dagaal
January 26, 2020(SLT-Nairobi)-Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaarado dhowr ah oo nooca dagaalka ku wareejiyay dowladda Kenya,...
-
focus
IRAN Oo Dishay Ganacsade Caan Ku Ahaa Ka Ganacsiga Maandooriyaha
January 26, 2020(SLT-Tehran)-Iiraan ayaa waxa ay dishay ganacsade weyn oo maandooriyaha ka shaqeysta kaas oo lagu naanayso “Yaxaaska...
-
focus
“Waxaanu Haynaa Liiska 30 Wariye Oo Laga Masruufo Soomaaliya…” Wasiir Maxamed Kaahin.
January 25, 2020(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in uu hayo xogta wariyeyaal ilaa 30...
-
focus
Waa Tuma Haweeneyda Reer IRAQ Ee Kursiga Ku Haysata Ilhaan Cumar.
January 25, 2020(SLT-Washington)-Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka, balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Dalia...


