All posts tagged "featured"
-
focus
RSF oo sheegtay inay qorshaynayaan weerarro cusub
November 3, 2025RSF ayaa sheegtay iney qorshaynayaan weerar kale oo ay ku qaadayaan Magaalada El-Obeid kadib qabsashadooda Al-fasher,...
-
focus
Warbixin: Waa Maxay sababta ay RSF xasuuq uga geysanayso magaalada Al-Fashir?
November 2, 2025Muhiimada istaraatijiga ah ee Al Fashir iyo waa maxay waxa ay lumiyeen milatariga iyo faa’iidada RSF?...
-
focus
IRAN oo Markab Israa’iil laga Leeyahay ka doonaysa $170 milyan oo dollar
November 1, 2025Garsoorka Iran ayaa dalbaday in lagu ganaaxo 170 milyan oo doolarka Mareykanka ah mulkiilaha markab xamuul...
-
focus
Madaxweyne Cirro oo waraaqo u diray 193 waddan kana codsaday inay si rasmi ah u aqoonsadaan Somaliland
November 1, 2025Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa shaaciyay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),...
-
focus
ITOOBIYA ma waxay rabtaa inay ka noqoto aqoonsigii madax-bannaanida Eritrea?
October 30, 2025Su’aalaha Itoobiya ee ku saabsan in ay hesho marin-badeed ayaa shaki galiyay aqoonsigeeda madax-bannaanida Eritrea. Bayaan...
-
focus
XAQIIJIN: Madaxweyne Trump oo qorsheynaya aqoonsiga Somaliland
October 29, 2025David Anderson oo ah Qareen Australian–American ah ayaa warbixin uu ku qoray warbaahinta caalamiga ah uu...
-
focus
Qoyska Boqortooyadda Qatar oo hadda leh hanti ka badan tan ay ku leeyihiin qoyska boqortooyadda Ingiriiska
October 28, 2025Qoyska Boqortooyadda Qatar ayaa hadda leh hanti ka badan tan ay ku leeyihiin qoyska boqortooyadda Ingiriiska...
-
focus
Trump oo Sacuudiga, Imaaraadka iyo Qatar ku khasbaya inay maalgeliyaan qorshaha dib u dhiska Qasa oo ay ku baxayso $70 bilyan oo doolar
October 28, 2025Trump wuxuu cadaadis saaraya dalalka Khaliijka sida Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, iyo Qatar si ay u maalgelinayaan...
-
focus
Baarlaamanka dalka JABUUTI oo ansixiyey in Ismaaciil Cumar Geelle uu mar kale u tartami karo xilka madaxweynenimo
October 27, 2025Baarlaamanka dalka Djibouti oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey...
-
focus
Madaxweynaha ugu da’da weyn Adduunka oo mar kale ku guulaystay doorasho ka dhacday dalkiisa
October 27, 2025Madaxweynaha ugu da’da weyn Adduunka ee Paul Biya ayaa ku dhawaaqay in uu ku guulaystay doorashadii...


