Connect with us

somalilandtoday.com

ITOOBIYA ma waxay rabtaa inay ka noqoto aqoonsigii madax-bannaanida Eritrea?

focus

ITOOBIYA ma waxay rabtaa inay ka noqoto aqoonsigii madax-bannaanida Eritrea?

ITOOBIYA ma waxay rabtaa inay ka noqoto aqoonsigii madax-bannaanida Eritrea?

Su’aalaha Itoobiya ee ku saabsan in ay hesho marin-badeed ayaa shaki galiyay aqoonsigeeda madax-bannaanida Eritrea.

Bayaan ka soo baxay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya oo waqtiyo kala duwan soo baxay ayaa cadho xooggan ka dhex abuuray shacabka Eritrea.

Jawaabta madaxda Eritrea ayaa muujineysa in hadalka Itoobiya uu yahay mid weerar ku ah madax banaanida Eritrea. Madaxda sare ee dowladda labadii sano ee la soo dhaafay, oo uu ku jiro ra’iisul wasaare Abiy Axmed, ayaa tilmaamay in qaabka go’aanka dekedd ay ku helayaan uu yahay mid aan caddayn.

Waxay sidoo kale soo jeedinayaan in go’aanka ‘la saxo’ maadaama xilligii ay Eritrea qaadanaysay xornnimada ay Itoobiya ku jirtay ‘dowlad ku-meel-gaadhka

More in focus

To Top