-
DAAWO: Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Beelaha Garxajis
July 1, 2018(SLT-Gacan-libaax)-Shir 9 Maalmood ee La Soo Dhaafay Buurta Gacan Libaax uga socday Mid Ka mid ah...
-
DAAWO: Somaliland Oo Laga Mamnuucayo Baraha Bulshada Iyo Sababta
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirrada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Isgaadhsiinta YaasiinMaxamuud (Faratoon) iyo Cabdiwali Suufi oo si wada jir ah warbaahinta...
-
Maayirka Degmada Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Khasaaraha Dhabta ah ee Ka Dhashay Is-rasaasayn Dhexmartay Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyo Beeleed.
July 1, 2018(SLT-Sanaag)-Maayarka magaalada Ceelafweyn Cabdiraxiin Aw Yuusuf Axmed ayaa xaqiijiyay in qof shacab ah iyo hal askari...
-
Shirkii Beelaha Garxajis Oo La Soo Gunaanaday Iyo Qodobada Ka Soo Baxay
July 1, 2018(SLT-Gacan-libaax)-Shir Tobankii Maalmood ee La Soo Dhaafay Buurta Gacan Libaax uga socday Mid Ka mid ah...
-
“Somaliland Waa Dad Walaalaheen Ah, Duruufo Badan Iyo Dhib Badan Ayaa…” Farmaajo Oo Ka Hadlay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya
July 1, 2018(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay wadahadallada u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Somaliland,...
-
Weftigii Nabadeynta Colaadda Ceel-afweyn Ee Madaxweyne Biixi Ku Dhawaaqay Oo Dib U Dhac Ku Yimi Iyo Sababta
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddidii nabaydeynta iyo deminta colaada riiq-da dheeraatay ee Degmada Ceel-afweyn loo dirayey, ayaa la sheegay inuu...
-
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuke-raq, Baaq-na U Diray Somaliland Iyo Puntland
July 1, 2018(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxa uu maanta ka jeediyey...
-
Shirkii Beelaha Garxajis Ee Gacan Libaax Oo Maanta La Soo Guunaanadayo Iyo War-Murtiyeed La Filayo In Laga Soo Saaro
July 1, 2018(SLT-Gacan-libaax)-Waxa maanta la filayaa in la soo gunaanado shirka beelaha Garxajis ee Tol-wanaaje oo ka socday...
-
Shirkadda DP World Oo Xarun Ka Samaysanaysa Dalka Itoobiya + Agaasimaha Guud Ee shirkaddaasi Sultan Bin Sulaymaan Oo Ka Hadlay
July 1, 2018(SLT-Addis Ababa)-Madaxa shirkadda DP World Sultan Bin Sulaymaan waxa uu sheegay in shirkaddu Waddanka Itoobiya ka...
-
Ciidammada Booliska Turkiga Oo Xidhay 16 Arday Oo 13 Soomaali Yihiin
July 1, 2018(SLT-Ankara)-Booliska waddanka Turkiga ayaa xabsiga dhigay 16 arday oo ajaanib ah kuwaas oo 10 ka mid...