Connect with us

somalilandtoday.com

Maayirka Degmada Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Khasaaraha Dhabta ah ee Ka Dhashay Is-rasaasayn Dhexmartay Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyo Beeleed.

advertise

Maayirka Degmada Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Khasaaraha Dhabta ah ee Ka Dhashay Is-rasaasayn Dhexmartay Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyo Beeleed.

(SLT-Sanaag)-Maayarka magaalada Ceelafweyn Cabdiraxiin Aw Yuusuf Axmed ayaa xaqiijiyay in qof shacab ah iyo hal askari ku dhaawacmeen isku dhac ka dhacay degaan ka tirsan Ceelafweyn kadib markii dad shacab ah iyo ciidamada ammaanku isku dhaceen. Waxa uu sheegay in aanay arrintani ku lug lahayn xiisadda labada beelood u dhexaysa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top