All posts tagged "featured"
-
focus
Maxkamadda dib u celisay 9 xubnood oo dawladda Soomaaliya u xulatay inay ku metelaan Baarlaamanka bulshada Bariga
November 21, 2025Maxkamadda Caddaalada ee Bulshada Bariga Afrika ayaa maanta soo celisay sagaal xubnood oo dawladda Soomaaliya u...
-
focus
Masar oo deked cusub ka dhisanaysa dalka Jabuuti
November 15, 2025Waxa soo baxaya warar sheegaya in Masar ay qorshaynayso in ay dekad ka dhisato Jabuuti. Labada...
-
focus
“Isku dayada ay Muqdishu ku abuurayso khilaafyo been-abuur ah waxa ay muujinayaan nuglaanshahooda siyaasadeed ee ay la..” Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland
November 14, 2025Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in Siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland...
-
focus
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Xadhigga ka Jaray Hool Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex
November 12, 2025Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta si rasmi ah...
-
focus
Dawladda Shiinaha oo soo saartay Daawo cidhib-tiraysa xanuunka macaanka
November 12, 2025Shiinuhu waxa uu si rasmi ah ugu guuleystay in xanuunka macaanka laga sifeeyo dhiiga qofka markii...
-
focus
Dawladda UK oo ku wargelisay muwaadiniinteeda in fiisaha ay Soomaaliya bixiso aanu ka shaqaynayn Somaliland
November 11, 2025Dawladda UK ayaa ku wargelisay muwaadiniinteeda in fiisaha ay Soomaaliya bixiso aanu ka shaqaynayn Hargeysa iyo...
-
focus
Somaliland oo si buuxda dib ugu soo celisay maamulka madax-bannaanida hawadeeda
November 11, 2025Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr), ayaa sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland ay si...
-
focus
Somaliland: mas’uuliyiin loo xidh xidhay arrimo musuqmaasuq
November 11, 2025Hantidhowraha Guud ee Qaranka JSL, Mudane Muuse Yuusuf Cismaan, ayaa sheegay inay jiraan dad loo xidh...
-
focus
Axmed Sharac oo maanta booqanaya Aqalka Cad, waxa uu noqonayaa madaxweynihii u horreeyay ee Suuriya oo booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad ee Mareykanka
November 10, 2025Axmed Sharac oo maanta booqanaya Aqalka Cad, waxa uu noqonayaa madaxweynihii u horreeyay ee Suuriya oo...
-
focus
Madaxweyne Geelle oo la shaaciyey in uu noqdo musharraxa xisbiga RPP ku metelaya doorashada soo socota.
November 9, 2025Xisbiga talada dalka Djibouti haya ee RPP ayaa si rasmi ah madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ugu...


