All posts tagged "featured"
-
focus
Ra’iisal-wasaaraha Israa’iil arrinta aqoonsiga Somaliland ma kala hadli doonaa Madaxweyne Trump?
February 10, 2026Ra’iisal-wasaaraha dalka Israa’iil Benjamin Nethanyahu, ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Maraykanka, isagoo shirar xaasaasi...
-
focus
Maamulka Muqdisho Telefiishanka Al-jazeera ma waxay ka dhigteen TV-gii qaranka Soomaaliya oo ay kula dagaalamaan qaddiyadda Somaliland?
February 8, 2026Tan iyo wixii ka dambeeyey aqoonsigii ay Jamhuuriyadda Somaliland ka heshay dalka Israa’iil 26 December 2025,...
-
focus
IRAN oo diiday in Turkigu dhex-dhexaadiyo iyaga iyo Maraykanka
February 4, 2026Dawladda Iran aya ku gacan saydhay wada hadal uu Turkigu doonayey in magaalada Istanbul lagu qabto...
-
focus
Madaxweyne xil muhiim ah u magacaabay nin 5 sanno ka hor geeriyooday
February 4, 2026Madaxweynaha Koonfurta Sudan Salvakiir ayaa xil u magacaabay nin dhintay 5 sano ka hor , taasoo...
-
focus
Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya, Mucaamar Al-Qadaafi
February 4, 2026Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegay in la dilay wiilka uu dhalay hoggaamiyihii awoodda badnaa...
-
focus
“Waxa aan rajaynayaa in Sucuudigu uu maalgashan doono Somaliland” Madaxwaynaha JSL
February 3, 2026“Waxa aan rajaynayaa in Madaxweyne Donald Trump uu maalin uun aqoonsan doono Somaliland. Sidoo kale Imaaraadka...
-
focus
Madaxweynaha Somaliland oo Dubai kaga qayb-galay Shirka World Governments Summit
February 3, 2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qayb-galay...
-
focus
Baanka dhexe ee Somaliland oo tababar qabtay
February 3, 2026Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo gabagabeeyey tababar loo qabtay maamulayaasha laamaha Baanka iyo Aagaasimeyaasha,...
-
focus
“Ciidamada Eritrea waxa ay billiliqaysteen hantidii taallay Tigray..” Abiy Axmed
February 3, 2026Raysal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed oo maanta ka hor hadlay Baarlaamanka dalka Ethiopia ayaa markii...
-
focus
WARBIXIN CAALAMI AH: Somaliland oo lagu majeertay hannaanka ay u dhisatay dawladnimo iyo nabad
January 29, 2026Jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu majeeryay warbixin ay daabacday International Policy Digest, taas oo si qoto dheer...


