Connect with us

somalilandtoday.com

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya, Mucaamar Al-Qadaafi

focus

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya, Mucaamar Al-Qadaafi

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya, Mucaamar Al-Qadaafi

Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegay in la dilay wiilka uu dhalay hoggaamiyihii awoodda badnaa ee dalka Liibiya Macaamar Al-Qadaafi kaas oo lagu magcaabi jirey Sayfu-Islaam Qaddaaf.

Ninkan oo caawa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay gudaha Liibiya ayaa ka mid ahaa dadkii saamaynta weyn ku lahaa dalka Libya gaar ahaanna markii uu talin jirey aabbihiis isaga oo si weyn dawladda uga dhex muuqdey.

Sannad ka hor waxa uu isu sharraxay in uu noqdo madaxweynaha dalka Liibiya balse uma suurta gelin.

More in focus

To Top