All posts tagged "featured"
-
focus
Ingiriiska Oo Si Rasmi Ah Uga Baxay Midowga Yurub
February 1, 2020(SLT-London)-Ingiriiska ayaa xalay saqdii dhexe markii saacaddu gaadhay 12 habeenimo oo gaw ah si rasmi ah...
-
focus
War-bixin: Tirada Maxaabiista Somaliland Ku Xidhan Iyo Xaaladda Saldhiyada Booliska
January 30, 2020(SLT-Hargeysa)-War-bixin dheer oo ay soo saareen komiishanka xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa lagu faahfaahiyey xaaladaha ay ku...
-
focus
Xildhibaan Beeniyay In Uu Is-casilayo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
January 30, 2020(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Shaadh oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa beeniyay warar sheegaya in uu is-casilayo guddoomiyaha...
-
focus
Nuxurka Kulan Guddoomiye Cirro La Yeeshay Warbaahinta Madax-bannaan Ee Somaliland
January 30, 2020(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo uu weheliyo afhayeenka xisbiga Mudane Barkhad Jaamac...
-
focus
Somaliland Oo Heegan Ka Gashay Ka Hortagga Xannuunka CORONAVIRUS Oo Dunidu Dedaal Ugu Jirto Xakamayntiisa
January 30, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka...
-
focus
Dawladda Ruushka Oo Indhaha Ku Haysa Saldhig Ciidan Oo Ay Ka Samaysto Berbera
January 30, 2020(SLT-Hargeysa)-Dawladda Ruushka ayaa indhaha ku haysa inay dekedda Berbera ka samaysato saldhig milatari. Wargeyska caanka ah...
-
focus
Ma Runbaa In Guddoomiyaha Golaha Guuridu Uu Xilka Iska Casilayo?
January 30, 2020(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyahah golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan inuu go’aansaday inuu...
-
focus
Diyaarad Rakaab Ah Oo Duuliye La’aan Duushay Iyo Shirkadda Sameysay Oo Ka Hadashay Ammaanka Lagu Qabi Karo
January 30, 2020(SLT-Paris)-Su’aasha ah goorma ayay dunida arki doontaa diyaarad rakaab oo aan duuliye lahayn waxay taagneyd muddo...
-
focus
Itoobiya Oo Xidhaysa Mas’uuliyiin Ka Tirsanaa Maamulka Soomaalida Itoobiya Oo Ku Eedeysan Dembiyo Culus
January 30, 2020(SLT-Jigjiga)-Berhanu Tasegaye oo ah Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Ethiopia, ayaa sheegay inay Xafiiskiisa dhibaatooyin ka soo waajaheen...
-
focus
Virus-ka Koron Oo Sameeyey Soomaalida ku Nool Dalka Shiinaha
January 30, 2020(SLT-China)-Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka warbixinayay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed...


