-
DAAWO: “Aqbalimayno In Jabuuti Haysato Hantida Axmed Geelle, Innaga Ayay Ceeb Inagu Tahay In Nin Reer Somaliland Ah Hantidiisa Layska Qaataa ” Faysal Cali Waraabe
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay arrinta...
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markale Magacaabay Xubin Muhiim Ah Oo Qayskiisa Ah.
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu...
-
DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Somaliland Ku Eedeeyay Inay Wakiil U Noqotay Dawladda Jabuuti, Mawqif Adag-Na Iska Taagay Arrinta Ganacsade Ina Geelle Arab
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha kumeel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde, ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay...
-
“Goobtii Isgaadhsiinta Shaqaalaha Wasaaradaa Gubay…” Wasiir Guri-barwaaqo
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guribarwaaqo oo maanta xilka wareejiyay ayaa eedaymo culus...
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Iyo La-Taliyaha Madaxweynaha Eritrea Oo Gaadhay Magaalada Muqdisho Oo Dhawaan Booqasho Ku Yimid Somaliland
April 6, 2019(SLT-Muqdisho)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax iyo La-taliyaha Madaxweynaha Eritrea Yemane Gabreab ayaa goor dhow gaadhay...
-
Daawo: Barnaamijkii Baadi Goob Oo Indhaha Ka Riday Xukuumada +Siro Badan Oo Uu Badka Soo Dhigay
April 6, 2019Burco(SL-T): Barnaamijkii Baadi Goob Oo Indhaha Ka Riday Xukuumada +Siro Badan Oo Uu Badka Soo Dhigay
-
Xildhibaanada Guurtida Oo Ka Dayriyay Xaaladda Caafimaad ee Cisbitaalada Dalka
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Mudanayaasha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa si weyn uga dayriyay xaalada caafimaad ee cisbitaalada dalka, gaar ahaan...
-
Fadeexado Dul-hoganaya Hantidhawrka Guud Ee Somaliland Oo Isaga Laftiisu U Baahan In Baadhis La Geliyo
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Sida ilo u dhuun-daloola Xarunta Hantidhawrka Guud ee Somaliland u soo dusiyeen warbaahinta Waxaa jira lacagayow...
-
DAAWO: “Qof Aan Waxba La Waydiinin Oo La Iska Xukumi Karaa Ma Jiro…” Sheekh Aadan Siiro
April 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee shalay kaga hadlay xaaladda dalka,...
-
Nin Aad Ugu Dhaw Donald Trump Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Bankiga Adduunka
April 6, 2019(SLT-Washington)-Gudiga Baanka Aduunka ayaa u doortay sarkaal sare oo ka tirsanaan jiray wasaaradda Maaliyada Maraykanka madaxweynaha...