Connect with us

somalilandtoday.com

Fadeexado Dul-hoganaya Hantidhawrka Guud Ee Somaliland Oo Isaga Laftiisu U Baahan In Baadhis La Geliyo

focus

Fadeexado Dul-hoganaya Hantidhawrka Guud Ee Somaliland Oo Isaga Laftiisu U Baahan In Baadhis La Geliyo

(SLT-Hargeysa)-Sida ilo u dhuun-daloola Xarunta Hantidhawrka Guud ee Somaliland u soo dusiyeen warbaahinta Waxaa jira lacagayow ama lacag ka baxda Sub-headka ama madax-xisaabeedka ku suntan Barmaamijyada hawl socod siinta oo loogu talagalay in shaqaalaha Hanti-dhawrka lacagaha Gunnooyinka loogu kordhiyo,Ha yeeshee lacagtaa oo lagu daray sanadkii hore 2018kii Miisaaniyada Xafiiska Hantidhawrka Guud Ayaaney habayaraatee shaqaalahu helin,Lamana oga meelay ku baxday & Siday uga baxday Miisaniyada Xafiiskaba.lacagtan ayaa waxay dhan tahay 6,000,000,000 (Lix Bilyan) Somaliland Shilling.

Ku darsoo Mar kale ayaa sanadkan 2019-ka waxaa hadana lagu daray miisaaniyada xafiiska Hantidhawrka Lacagtaa Lixda bilayna Balse ilaa hadda Shaqaaluhu Xog kama hayaan siduu u sitcimaalo Hantidhawraha Guud,Sida loo cuno & Cida la cuntay Midkoodna.
Jaantuuska Miisaniyada Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Somaliland oo ay ka muuqato Lacagtaa Tuhunka badan Saaran yahay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top