-
Dawladda Brazil Oo Diiday $22 Milyan Oo Looga Qaadhaamay Shirkii G7 Si Loo Bakhtiiyo Dabka Ka Holcaya Kaymaha Amazon
August 27, 2019(SLT-Brazil)-Dawladda dalka Brazil ayaa sheegtay inay diiday kaalmo malaayiin dollar ah oo shirkii dalalka G7 ay...
-
“Dawladda Ayaan Doorashada Ogolayn…” Xildhibaan Nacnac Oo Xukuumadda KULMIYE Ku Eedeeyay In Aanay Diyaar U Ahayn Qabashada Doorashada
August 22, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in aanay...
-
Xukuumadda Somaliland Ku Hambalyeysay Dawladda Kenya Kursiga Qaramada Midoobay Ee Ay Kaga Guulaysatay Jabuuti
August 22, 2019(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa hanbalyeysay dawladda Kenya oo ku guulaysatay taageerada midowga Afrika oo ah in Kenya...
-
Daawooyin Wax Ka Taraya Cudurka Epola Oo La Tijaabiyay.
August 13, 2019(SLT-Washington)-Waxa mar dhow suurtagal ah in laga hortago oo la daaweyo Cudurka Epola ka dib markii...
-
Barnaamijka Galka Baadhista Oo Fashiliyay Qaabka Ay Al-Shabaab Ku Dhex-gasho Ugana Dhex-Shaqeyso Dawladda Soomaaliya
August 13, 2019(SLT-Hargeysa)-Barnaamijka Galka Baadhista ee idaacadda VOA ayaa toddobaadkan lagu soo qaatay inta ay leeg tahay ku-dhex...
-
Orodyahanka Caalamiga Ah Ee Maxamed Faarax Oo Nabad Iyo Horumar U Rajeeyey Somaliland
August 13, 2019(SLT-Hargeysa)-Orodyahanka caalamiga ah ee Maxamed Faarax oo u dhashay Somaliland, ayaa shacabka Somaliland u diray hambalyo...
-
“Maanta Xukuumaddu Way Qaawan Tahay Anaguna Diyaar Uma Nihin Aan Asturno Ee Waa Sii Qaawinayna Ceebahooda Waa Sheegayna…” Xisbiga WADDANI Oo Dacwaynaya Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda
August 4, 2019Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md Khadar Xuseen Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Laba Askari Oo Lagu Dilay Ceel-Afweyn
July 29, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dilka Ciidammada Qaranka iyo Booliska ee Bilihii...
-
Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibadda Si Ay Wax Uga Weydiiyaan Warbixintii Xasaasiga Ahayd Ee Uu Daabacay Wargeyska New York Times
July 29, 2019(SLT-Muqdisho)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay u yeedheen Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Axmed Ciise...
-
Xulka Portugal Oo Ku Guulaystay Koobka UEFA Nations League Kana Horqaaday Xulka Netherlands… + SAWIRRO
June 9, 2019(SLT-Prtugal) Xulka qaranka Portugal ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, wuxuuna noqday xulkii ugu horeeyay...


