-
Maayirka Degmada Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Khasaaraha Dhabta ah ee Ka Dhashay Is-rasaasayn Dhexmartay Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyo Beeleed.
July 1, 2018(SLT-Sanaag)-Maayarka magaalada Ceelafweyn Cabdiraxiin Aw Yuusuf Axmed ayaa xaqiijiyay in qof shacab ah iyo hal askari...
-
Weftigii Nabadeynta Colaadda Ceel-afweyn Ee Madaxweyne Biixi Ku Dhawaaqay Oo Dib U Dhac Ku Yimi Iyo Sababta
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddidii nabaydeynta iyo deminta colaada riiq-da dheeraatay ee Degmada Ceel-afweyn loo dirayey, ayaa la sheegay inuu...
-
“Sarraynta Sharcigu Waxay Ka Mid Ahayd Ballanqaadkii Madaxweynaha,” Wasiirka Caddaaladda Somaliland
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa shalay magaalada Hargeysa ka furay shir lagu lafo...
-
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis Iyo Duullaanka Ay Puntland Ka Wado Deegaanka Tuke-raq
June 30, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shirka beelaha Garxajis uga socda Buurta...
-
DAAWO: “Anigu Jeegaan Ma Aqaane KULMIYE Cidna Igama Hor Istaagi Karto…” Warancadde Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah
June 30, 2018(SLT-Hargeysa)-Siyaasiga Cali Maxamed Warancadde ayaa la waydiiyay sida ay suuro gal u tahay in uu musharax...