Stories By Wariye
-
focus
Dadaalo Lagu Dhex-dhexaadinayo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Guddoomiye Jaamac Shabeel Oo Bilaamay Iyo Cidda Wata Dhex-dhexaadinta
October 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Dadaalo la doonayo in lagu dhex-dhexaadiyo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha golaha dhexe...
-
English
DAAWO: “Qolada Subeer Awal Ragga Ma Kala Saarto Oo Annaga Ayaa In-dhawaydba Kala Saaraynay Oo Waatay Muuse Biixi-ba…” Boqor Buurmadow
October 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay ayaa ka hadlay arrimo kala duwan, Halkan hoose...
-
focus
Koox Hubeysan Oo Xalay Gudaha Magaalada Boosaaso Ku Toogtay Afar Nin Oo Ajaanib Ah
October 2, 2018(SLT-Boosaaso)-Dabley hubeysan ayaa xalay gudaha magaalada Boosaaso waxa ay ku toogteen afar nin oo sida la...
-
focus
Faqriga Dalka Iran Oo Kor U Sii Kacaya Xilli Ay Bilaw Tahay Cunqabataynta Uu Maraykanku Saaray!
October 2, 2018(SLT-Iran)-Cunaqabataynta lagu soo rogay Dalka Iran ayaa waxa bilaabmay wareegeedii koowaad waxaanay dadka dalkaasi u dhashay...
-
focus
Sacuudiga Oo Cambaareeyay Weerarkii Ismiidaaminta Ahaa Ee Shalay Ka Dhacay Muqdisho
October 2, 2018(SLT-Riyadh)-Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Sacuudiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee...
-
focus
Mareykanka Iyo Canada Oo Gaadhay Heshiis Ganacsi
October 2, 2018(SLT-Kaddib wada-hadallo xooggan oo daqiiqaddii ugu dambeysay la isla gaadhay ayaa Mareykanka iyo Canada waxay gaadheen...
-
focus
Ciidammada Ilaalada Kacaanka Ee Iiraan Oo Gantaallo Ku Garaacay Maleeshiyaad Ku Sugan Dalka Suuriya
October 2, 2018(SLT-Iran)-Ciidammada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa sheegay in ay gantaallo ku garaaceen malayshiyo ku sugan waqooyiga...
-
focus
Qaramada Midoobey Oo Cambaaraysay Dhuxul Laga Dhoofiyey Soomaaliya
October 2, 2018(SLT-Washington)-Ergada Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa qoraal ay soo saareen walaac kaga muujiyey in Markab...
-
focus
“Waxaan Diyaar U Ahay Inaan Dhex Dhexaadiyo Al-Shabaab Iyo Puntland” Cabdikariin Qalbi-Dhagax
October 1, 2018(SLT-Boosaaso)-Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Xubnaha Sar sare ee Ururka ONLF oo...
-
focus
DAAWO: Ex Wasiir Baashe Cali Jaamac Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood
October 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO