Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Khadka Telefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Dalka Turkiga, Maxay Ka Wada-hadleen

focus

(SLT-Ankara)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu.

Labada wasiir ayaa wada hadalkooda ku lafo-guray sidii loo horumarin lahaa xidhiidhka Soomaaliya iyo Turkiga, iyaga oo si gaar ah diiradda u saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo xoojinta taageerada dowladda Turkiga ee qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso masuuliyadda sugidda amniga.

Dhanka kale, Labada Wasiir ayaa isla gartay in baadhis lagu sameeyo sababaha keenay iyo xaaladaha ku xeeran geerida muwaadiniin Soomaali ah oo 5 ahaa, kuwaas oo ku geeriyooday xuduudda u dhexaysa dalalka Turkiga iyo Giriigga.

More in focus

To Top