Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihii Venezuela

focus

Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihii Venezuela

Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihii Venezuela

Xukuumada Somaliland ayaa taageertay tallaabadii ay ciidamada Maraykanku Kusoo qabteen Madaxweynihi hore ee dalka Venezuela, Nicolas Maduro, iyo xaaskiisii oo ay ku tilmaantay tallaabo dib loogu soo celinayo sharciga dalkaas.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa si rasmi ah u muujisay taageerada Somaliland ee Maraykanka, iyada oo tallaabada Trump ku tilmaantay mid dib loogu soo celiyo nidaamka dastuuriga ah, dimuqraadiyada iyo sarreynta sharciga ee dalka Venezuela.

Somaliland ayaa sheegtay in ay aaminsanahay tahay in tallaabooyinka uu hoggaaminayo Maraykanku ay gacan ka geysan karaan yaraynta dhibaatada bani’aadantinimo, la dagaallanka shabakadaha dambiyada caalamiga ah, iyo taageeridda kala-guur nabadeed oo ay hoggaaminayaan shacabka Venezuela.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top