Connect with us

somalilandtoday.com

PKK oo ciidankeeda kala baxday Turkiga

focus

PKK oo ciidankeeda kala baxday Turkiga

PKK oo ciidankeeda kala baxday Turkiga

PKK ayaa ku dhawaaqday inay go’aansatay inay ciidamadeeda hubaysan kala baxdo dalka Turkiga.

Hadalkan ayaa lagu sheegay bayaan ka soo baxay Maamulka Dhaqdhaqaaqa Xoriyadda Kurdiyiinta kadib markii PKK ay burburtay bishii May.

Shirka jaraa’id ee lagu qabtay magaalada Qandiil, ayaa nuqulka Turkiga ka soo baxay bayaanka waxaa akhriyay Xildhibaan Sabri Ok oo ka tirsan Golaha Sare ee KCK.

PKK ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay “la baxayso dhammaan ciidamada ku sugan dalka Turkiga ee khatarta ku ah iska horimaadyada ka dhaca xudduudaha Turkiga, una nugul daandaansi suurtagal ah.”

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top