Connect with us

somalilandtoday.com

20 waddan oo isu diyaarinaya in ay aqoonsadaan Somaliland.

focus

20 waddan oo isu diyaarinaya in ay aqoonsadaan Somaliland.

20 waddan oo isu diyaarinaya in ay aqoonsadaan Somaliland.

Sida ay shaaca ka qaaday Warbaahinta Middle East 24, labatan dal oo ay ku jiraan kuwa ugu awoodda badan Caalamka ayaa isu diyaarinaya in ay aqoonsadaan Somaliland.

Warbixintu waxay sheegtay in dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Israa’iil, Imaaraadka Carabta iyo 17 dal oo kale ay wadaan qorshe geba gebo ku dhow oo lagu aqoonsanayo Somaliland, iyada oo intaa ku sii dartay in Somaliland ku biirayso dalalka ka qaybta noqonaya mashruuca uu Trump dabada ka riixayo ee Abraham Accords, kaas oo sidoo kale la rejanayo in ay ku soo biiraan dalalka Sucuudiga iyo Suuriya.

Arrinkan ayaa noqonaya mid kor u qaada rejadii aqoonsi ee Somaliland oo muddo 34 sano ah raadinaysay in ay garowshiinyo ka hesho bulshada Calaamka.

More in focus

To Top