focus

Sudan oo lagaga dhawaaqayo dowlad cusub

Published on

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in Suudaan ay yeelato dowlad cusub, ka dib markii ciidamada Suudaan ay si buuxda gacanta ugu dhigeen caasimadda Khartuum.

Madaxa ciidamada Suudaan, Cabdel Fattaax al-Burhaan, ayaa dhowaan sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad xilliga dagaalka ah oo ay hoggaaminayaan khubaro, taasoo hoos u dhigtay walaacii laga qabay in militarigu uu talada isku koobto.

Copyright © 2020 Somaliland Today.