Connect with us

somalilandtoday.com

Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya

focus

Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya

Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku boorisay in dib u cusboonaysiiyaan wada shaqeyntooda iyo iskaashigooda.

Qoraalkan kasoo baxay xafiiska safaaradda mareykanku ku leedahay Muqdisho ayaa muujinaya in meesha laga saarey in Somaliland qeyb ka tahay Soomaaliya.

“United States has continued outreach efforts to the Federal Government and all the Presidents of the five Member States”

“Mareykanka wuxuu sii wadayaa dadaalkiisa wacyigalinta ee Dowladda Federaalka iyo dhammaan Madaxweynayaasha shanta dowladood ee xubnaha ka ah “.
Puntland , Jubaland , Hirshabeele , Koonfur galbeed ,Galmudug.

More in focus

To Top