focus
Xisbiga WADDANI iyo Urur Siyaasaddeedka KAAH oo heshiis rasmi ah wada gaadhey
Heshiiska xisbiga WADDANI iyo ururka KAAH ayaa la saxeexi doona 04.08.2024 .
Heshiiskan ayaa dhammaadey sida ay maanta ku dhawaaqeen Guddidii gacanta ku haysay ee labada dhinac .
Guddida ayaa sheegtay in Xafladdu ka dhici doonta hoolka weyn ee Hotel Maansoor.