focus
Wasiir Maxamed Kaahin oo ka hadlay warar sheegaya in xisbiga KULMIYE uu musharraxa madaxweyne uu isaga ka dhigi doono
Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa beeniyay warar dadka dhexdiisa ku faafay maalmihii u dambeeyay oo sheegayay in xisbiga Kulmiye uu musharraxa madaxweyne uu isaga ka dhigi doono.
Wasiir Kaahin oo BBC wareysatay ayaa yidhi;
“arrintaas waxba kama jiraan xisbigu Musharrax buu leeyahay waana caddahay arrintaasi”
“Hadaanu nahay Xisbiga Xisbiga KULMIYE,doorashadii diyaar-baanu unahay waxba nagama dhul yaalaan,Waxaana noo musharax ah Madaxwayne Muuse Anigu musharax ma ihi”
Wasiir Maxamed Kaahin