focus

Komishanka Doorashooyinka oo si rasmi ah u xaqiijiyay in Doorashadu aanay maalin dib uga dhacaynin wakhtigii loo asteeyay

Published on

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la qaatay Xisbiyada iyo Ururada siyaasada ayaa xaqiijiyay in Doorashadu aanay maalin dib udhacaynin oo wakhtigeeda ay ku qabanayaan

Waxaana komishanku kulankan Xisbiyada iyo Ururda ugu qaybiyeen Saddex xeer oo kala ah.

1:- Xeerka habdhaqanka xisbiyada qaranka iyo ururada siyaasada

2:- Xeer nidaamiyaha gudida anshaxa xalinta khilaafaadka iyo kormeerka doorashooyinka madaxwaynaha, ku xigeenkiisa iyo xisbiyada qaranka

3:-Xeer hoosaadka gudi hawleedyada xisbiyada qaranka iyo ururada siyaasada.

Copyright © 2020 Somaliland Today.