focus
Golaha Wakiillada oo laysugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn si ay go’aan uga gaadhaan dacwadda lagu soo oogay xildhibaan Maxamed Abiib.
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laysugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn si ay go’aan uga gaadhaan dacwadda lagu soo oogay xildhibaan Maxamed Abiib.
Golaha waxa u badan mucaaradka waxana suuragal ah in ay diidaan eedaha lagu soo oogay Maxamed Abiib.