focus

Roob dabeylo watay ka da’ay Boorama oo dad ku dhinteen

Published on

Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ugu dhintay magaalada Boorama roob dabeylo watay oo shalay ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda.

Dabeylaha ayaa sidoo kale waxyeello gaadhsiiyay meelo ay ka mid tahay xarunta Jaamacadda Camuud.

Copyright © 2020 Somaliland Today.