Connect with us

somalilandtoday.com

Maamulaha Maktabada Qaranka ee Siilaanyo oo in ka badan 250 kartoon oo buug ku wareejiyay Maxkamadda Sare

focus

La taliyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee arrimaha farsamada, Dayib Muxumed Nuur ayaa maanta in ka badan 250 kartoon oo Maktabada Qaranka ee Siilaanyo, ay ugu deeqday Maktabada Garsoorka, ka guddoomay, maamulaha Maktabada Qaranka ee Siilaanyo Khaalid Axmed Ibraahin.

Buugaagtan oo iskugu jira qaybaha kala duwan ee cilmiga ayaa hor dhac u ah, buugaagta loo asteeyay Maktabada Garsoorka oo dhawaan dhismeheedu dhamaaday, taasi oo door muhiim ah ka qaadan doonta kor-u-qaadida cilmiga iyo akhriska bahda Garsoorka iyo bulshada kale ee akhriska xiiseeya.

Ibraahim Maxamed Cali

Madaxa Waaxda Warbaahinta Maxkamadda Sare

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top