focus

Dawladda Bangladesh oo dìiday in xoog lagu soo furto markab lagu haysto xeebaha Puntland

Published on

Dawladda Bangladesh, ayaa dìiday in xoog lagu soo furto markab ganacsi oo lagu haysto xeebaha deegaanada Puntland.

Khorshed  Alam oo ah sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibeda, waxa uu sheegay in aanay suuragal ahayn in hawgal khasaare keeni kara lagu soo furto markabka MV Cabdalla oo ay leedahay shirkadda SR  Shipping.

Sida oo kale maamulaha shirkadda SR Shipping Meherul Karim , ayaa ka soo horjeestay in ay xoog lagu dayo soo furashada markabka

Copyright © 2020 Somaliland Today.