focus
Xubintii xisbiga WADDANI ku matalayay Guddiga Doorashooyinka is-casilay
Ilo-xogogaal ah ayaa xaqiijinaya in Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ahaa xubintii xisbiga Waddani ku matalaysay Guddiga Doorashooyinka Somaliland uu xilkaasi iska casilay, iyadoo xisbiga Waddanina uu madaxweyne Biixi u gudbiyay xubintii baddali lahayd.
Xubinta lagu baddalay ayaa ah Siciid Maxamed Cismaan oo horey uga mid ahaa Saraakiisha Xarunta Komishanka Doorashooyinka Somaliland.