focus

Wariye Maxamed Ilig oo maanta mar kale loo jaray 7 maalmood oo rummaan ah

Published on

Maxkamadda gobolka Madoodi-jeex ayaa maanta markale 7 maalmood oo rummaan ah (xabsi ku-siihayn) u jartay wariye Maxamed Ilig.

Wariye ilig, ayaa Hargeysa ku xidhan muddo dhan 36 maalmood iyadoo aan weli eed rasmiya lagu soo oogin.

Copyright © 2020 Somaliland Today.