focus

Somaliland Oo Xukun Xabsi Ah Ku Ridey Masuul Hore Uga Tirsanaa Golaha Wasiirada maamulka Puntland

Published on

Garsoorka Somaliland ayaa sannad iyo badh xadhig ah ku xukumay Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye, oo mar wasiiro-dawle ka soo noqday Puntland.

hay’adda Sirdoonka Somaliland oo warkan baahisay ayaa sheegtay in lagu helay dembi ah in uu Sirdoonka Soomaaliya u qaabilsanaa khalkhal gelinta amniga iyo siyaasadda Somaliland.

Hay’adda ayaa Kulmiye ka qabatay Hargeysa 17-December 2023.

Copyright © 2020 Somaliland Today.