focus

“In Buurta Gacan Libaax jabhadi gasho tallo-xumada Muuse Biixi ayaa keentay..” Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI

Published on

Xisbiga Waddani ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi , sabab u tahay jabhadda cusub ee lagaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa.

Khadar Xuseen Cabdi, Xoghahaya guud ee Waddani ayaa sheegay in hore Jabhadi uga aasaasantay galbeedka Somaliland, dagaalka Sool iyo jabhadda cusub ee Gacan-libaax-ba ay tahay tala xumida madaxweyne Biixi, halkan hoose ka daawo

Copyright © 2020 Somaliland Today.