focus
Wariye Bushaaro Baanday oo maanta markale loo jaray 5 maalmood oo xabsi ku hayn ah
Wariye Bushaaro Baanday, ayaa maanta markale loo jaray Shan maalmood oo xabsi ku hayn ah (Rumaan).
Waana markii toddobaad ee maxkamadda gobolka Maroodijeex ay rumaanka loo jaro saxafiyad Bushaaro