focus
Wasiirrada Arrimaha Dibedda Sacuudiga iyo IRAN oo kulmay.
Wasiirada Arrimaha Dibedda Sacuudiga iyo Iran ayaa ku kulmay magaalada Tehran.
Kulankan oo qayb ka ah dedaallada Dawladda Shiinuhu isagu soo dhawaynayo Sucuudiga iyo Iiraan, ayaa waxa caasimadda Iran ee Tehran booqasho ku tegaya Sarkaalkii u horreeyey ee Sucuudi ah ee Iran booqda muddo 7 sanno ah.