focus
Nin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Uganda
Kooxo hubaysan ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda ku dilay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Maxamed oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaalida ee halkaas ku nool.
Kooxahaasi ayaa sidoo kale dhaawac u gaystay muwaadin Soomaali ah oo kale kaasoo dhaawiciisa lagula tacaalayo cisbitalka magaalada Kampala.