focus
Dowladda Sweden oo doonaysa inay yareyso caydhii ay siin jirtay qoysaska danyarta ah
Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay inay wax ka bedel ku sameyneyso gunnada la siiyo dadka aan shaqayn iyo dadka loo kaabo musharkooda.
Wadankaasi waxa lacag la siiyaa qoysasaka carruurta heysta.