focus
Erdogan oo markii saddexaad loo doortay madaxweynaha Dalka Turkiga
Rejeb Dayyib Erdogan ayaa xilka madaxweynaha Dalka Turkiga ku guulaystay markii saddexaad ka dib markii uu helay aqlabiyadda codadkii maanta la dhiibtay.
Erdogan oo laba mar oo hore ku soo guulaystay madaxweynaha Turkiga ayaa hadda doorashadan ku hoggaaminaya 52.9.
Halka musharraxii la tartamayayey ee Kamaal Kilicdaroglu uu helay 47.1%.