focus

Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya oo galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.

Published on

Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.

Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya.

Copyright © 2020 Somaliland Today.