focus

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

Published on

Alle ha u naxariisto Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida uu ii xaqiijiyay Maxamuud Cabdi oo lasoo shaqeeyay Marxuumka wakhtigii uu ahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Axmed Xaaji Cali Cadami, waxaa kale oo uu soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin; Guddoomiyihii Guddida doorashooyinka Somaliland wakhtigii Madaxweyne Rayaale, Maareeyihii Dekeddaha Soomaaliya wakhtigii kacaanka.

Waxaa uu ahaa siyaasi saameyn ku leh Somaliland, kana soo jeeda Bariga Gobolka Sanaag.

Copyright © 2020 Somaliland Today.