focus

Wasiirka Maaliyadda UK Oo La Kulmay Midab-takoor Weyn

Published on

Dalka Britain, xildhibaan ka tirsan xisbiga mucaaradka ee shaqaalaha ayaa xisbigeedi uu shaqo joojin ku sameeyey kadib markii ay hadallo cunsuriyadi ku dheehan tahay ku ugu yeedhay Xoghayaha Maaliyada Britain, iyada oo khudbad ka jeedinaysa kulan uu xisbigeedu lahaa.

Xildhibaanadan oo waalidkeedu kasoo jeedo dalka Bangladesh ayaa wasiirka ay kula kacdey hadallada cunsuriyada ah waalidkiis kasoo jeedaan dalka Ghana ee Galbeedka Afrika.

Copyright © 2020 Somaliland Today.