focus

Wejiga Afraad Ee Wada-Hadallada Xukuumadda Mucaaradka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabmay

Published on

(SLT-Hargeysa)-Wejiga afraad ee wada-hadallada xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye, iyo mucaaradka Somaliland ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Hargeysa.

Arrimaha laga wada-hadlayo waxa ka kid ah doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada, dhammaystirka komishanka doorashooyinka iyo arimo kale.

Copyright © 2020 Somaliland Today.