focus
Wariye Xassan Galaydh Oo Illaa Jadda La Raadinayo Goobta Lagu Xidhay
Wariye Xassan Galaydh oo maanta duhurkii la xidhay ilaa iyo hada lama garanaayo goobta uu ku xidhan yahay.
Goobihii lagu xidhay saxafiyiinta kale dhamaan waa laga soo waayey.
Gudoomiyaha SOLJA ayaa iminka sidaas warbaahinta u sheegay .