focus

Wariye Cabdi Germany Oo Caawa Hargeysa Lagu Xidhay

Published on

Ciidamada Sirdoonka ayaa xabsiga u taxaabay saxafi Cabdi Germany oo dhawaan ay isla ciidamadaasi jidh dil u geysteen.

Dowladda ayaan weli wax talaabo ah ka qaadin kiiskii weerarka ahaa ee loo geystay labada saxafi taas bedelkeeda isla dhibanihii ayay xidheen.

Copyright © 2020 Somaliland Today.